aniyo gacalahaygaa
dadka uga so go,ay
nlosha isla garnalee
gayaanka isu jecel nahay
gidheer waa waxa
ina kala go,doonshoo
midba gees aduunyada
waayuhu nakala gee
isu gee allahayoow
caashaqayga guri

laba goor iyo ayaan
gacalada la kala maqan
midba goonidiisuu
xiisuhu u gubayaa
geesigaan jeclaayeey
gayaanka uga soo go,ay
gidheer waa waxa
na kala go,doonshoo
midba gees aduunyada
waayuhu nakala gee
isu geeallaahayoow
caashaqayga guri

ani iyo gacalahayga
dadka ugu soo go,ay
nolosha isla garanlee
gayaanka isu jecelnahay
gidheer waa waxa
na kala go,doonshoo
midba gees aduunyada
waayuhu nakala gee
isu geeallaahayoow
caashaqayga guri

Exit mobile version