aduunyadan wareerkee
la waaxyaystay samahee
foolxumada waa lagu wadhay
maxaa godob la waaboo
ruux lagu wareemoo
waabeeeyo loo shubay
maxaa waayo arag lihii
dhaqan uu ku wiiqmoo
ama ruux wanaag jecel
walaac beena raacoo
ceryaamo mooday waqalo
wakhtigu ka hiilsho
wadkiisii hiigsanaayoo
oo wali hadna nool
waxaan uga gool leeyahay
waaba aragtidiinee
allahayaw wixii daran
inaga wayrixin lahaa
naga dhawr wadeecada

aduunyadan wareerkee
la waaxyaysatay samihi
foolxumada lagu wadhay
maxaa laba wacnaayoo
wadnaha isu bixin jiray
waayuhu ukala raray
maxaa waayyo aragli,i
dhaqan uu ku wiiqmoo
ama ruux wanaag jecel
wallaac beena raacoo
ceeryaamo mooday waqalo
wakhtiguna ka hiilshoo
wadkiisii hiigsanaayoo
oo wali hadana nool
waxaan uga gool leeyahay
waaba aragtidiinee
allahayaw wixii daran
inaga wayrixin lahaa
naga dhawr wadeecada

Exit mobile version