adigaan dadka kuugu jeclahayoo
sidii dayaxaan ku eegtaaye
dareen caashaq baad abuurtaayoo
adaa deeqow qalbiga dagayee
ku daadahshay oo adaan dahabeey
ku jecelahayee
i daadihi oo adaan deeqoow
indhihii ku dayaa nasiib badanow
daryeelkii naftaydabaad tahye
adigaa dahab iiga qaalisanoo
dawadii jacaylka ii ahaw
idooro waan ku doortee
i daawo waad i deeqdee
adigaa dumarka ugu qurux badane
nin caruur loo daadahshaad tahaye

Exit mobile version