VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii aan waraaqaha new version ‘Walbahaar’ - Lyrics

Wadnahayga inanki kalgacaylku wabee iwaraabshay cashaqaa wakhtigan isbarana nala kala wareeje wayahu dhib badana 2x Hadii aan aa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada cawke mayga gadhsin 2x Dheera wadadu ye wadankuna fogaye walbaharku kululaa wadka lama huraaye alahayaw wadecada adanka wakiishe 2x Hadii aaan aaa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada dag dag mayga gadhsin 2x Midki an walalkay iyo walidki idhalay uga wecdey awgii waxyaha jirkaygiyo wadnihiyo halbawluhu ay weheshanayen 2x Hadii aan aaa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada mijer mayga gadhsin 2x
Queue is empty
-- / --