VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hadii aan waraaqaha new version ‘Walbahaar’ mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faduma Duur
Hadii aan waraaqaha new version ‘Walbahaar’

Wadnahayga inanki kalgacaylku wabee iwaraabshay cashaqaa wakhtigan isbarana nala kala wareeje wayahu dhib badana 2x
Hadii aan aa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada cawke mayga gadhsin 2x
Dheera wadadu ye wadankuna fogaye walbaharku kululaa wadka lama huraaye alahayaw wadecada adanka wakiishe 2x
Hadii aaan aaa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada dag dag mayga gadhsin 2x
Midki an walalkay iyo walidki idhalay uga wecdey awgii waxyaha jirkaygiyo wadnihiyo halbawluhu ay weheshanayen 2x
Hadii aan aaa hadii aan waraqaha ugu dhibo wariyaha kuna qoro wargays yada mijer mayga gadhsin 2x

codkii Faduma Duur