Wadnahayga inan kii
kal galayku waabee
i warabshay caashaqa
Wakhtigaan is baranaa
nala kala wareejee
waayuhu dhib badanaa

Hadii aan waraaqaha
ugu dhiibo wariyaha
kuna qoro waygaysyada
warka mayga gaarisiin
Dheeraa waddaduye
Wadankuna fogaayee
Walbahaarkuna kululaaye
Wadka lama huraayee
ALLAHAYO wadeecada
Adaa kaa wakiishtee

Hadii aan waraaqaha
ugu dhiibo wariyaha
kuna qoro waygaysyada
warka mayga gaarisiin

? Walaalkee
Iyo waalidkii idhalay
ugu cowdii wgii

Waxyaaha jirkegiyo
Wadnaha iyo halbowlahu
Kii weheshinaayeen

Hadii aan waraaqaha
ugu dhiibo wariyaha
kuna qoro waygaysyada
warka mayga gaarisiin

Exit mobile version