maalmahan daraadaa dalandoolay
kaligay dariiqyada ma meeraa
dadku ma ila yaabee
dhalinta da dayda ah waxan
uga durkaayoo daamaha la haysta
waa daraadaa

dawadii naftaydoow durba aan
war kaa helo waan kugu dan
seegaye dag dag iila soo hadal

dayacbaan ahayoo dant iima
saamixin inaan kla dakeye
wakhtigaa ig daahane
hooyaday darstiyo waanadaydi
diidaye daba joogan aan ahay
hno waa daraadaa

Exit mobile version