markaan suuradaadiyo
siduu eebe kuu dhigay
usii firo yeesho
een dib uxasuustaa
samada la ila tagayaa
oon aan salalaa
miyan seexan karayaa
miyaan soorta cunayaa
jeeroon kusoo maro
sawiro kalaan ahee
saqda dhexena habeenkii
soo sara kacaayaa
wax kale iisan qadhayaan
isla saaacadaasaa
samada la ila tagayaa
oon aan salalaaa
miyaan seexan karayaa
miyaan soortacunayaa
jeeroon kuusoo maro
sawiro kalaan ahee

Exit mobile version