jilaalkii haduu dhamaadey
haduu jirku noo darooray
ase jalqadaa uu biyeye
waxan jamanee u jeelnayn
jaliilku hhaduu nasiisey
indhaha ka janjeedhin maynoo
xareed jabaniyo uljiifta
jabuuti anoon kawaayin
jarmaadiyo jamad shisheeye
jilalka uqaadan maayo
malabloow dhulkayga
ijiidey markaan jaleeco
jaceylkiisu igama guuro

Exit mobile version