murugaa i heysaa
maradaa iska xooree
maskinkii moori maage
malaba macaan loo galaayee
marti wa la so maamulaaye
miirka meelaa doorahaaye
magacaiyoone maal maraacee

makri ma u qataa
minakis ma dhaafaa
muradkey wa sugaye
ma ogeyn markii
…………………..
murtidin laheyn wa la moode
miirka meelaa doorahaaye
magacaiyoone maal maraacee

mukulaalba meeshii
laga maagahaayo ma moogee
maalintu baxee
ana maanta meehi aan maago
muraadkeygi yaalaa maraaye
miirka meelaa doorahaaye
magacaiyoone maal maraacee

Exit mobile version