VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dibudajin - Lyrics

ubooy ma daynaa dagaalada ma dhaafnaa aayaheen ma danaynaa dariiqaa ma qaadna dib u dajin ma doona haduu ruux damaaciyo inuu dilo walaalkii ama uu dan wariyo dibin daabyo uu bado cafisbaa u dawa dani run ha sheegtee waxa lagu dawoobaa luqadaa danaystaa kuli wada dambawdee inay tuugaan daa imkood ubooy taa ka har dagaaladaad wadaan dadkii waa abaareyseene dabiciinu xumaa darajana male ruux dilaacsaday dawarsiga caadaystoo shilimaadka daya bal dayoo arag nin dugaarsaday ubadkiisi dirsadoo dibadaha taga aqolkooda diirsado dalxiisyada taga raaxadooda dabaroo docba maalin qaba idinkuna wwu iska duufsadaa danbi buula u dhiga misna wuu dagaa dana kama ay galin daryeel iyo nolol horu markana wuu u diidaa deegaanadoo idil ilayn doqon ma garato dhagatiisa daran dawladii ka harteen wadankana dib rideen garashadu waa dahabe dawladaada la jir maamul daacadoo oo dantaada garan daa im wuu ku siiyee durba soo xarood dibjir waa wax xune dib dhac naga dhawr ubo waa dawlal dulin uu helay naxariis daran dadqal dadka uun dila ubo ugu dara hal shufto hal xaboo ku dhufoo hala waayin noo baaneey bagaa leyuuu
Queue is empty
-- / --