VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dibudajin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Falis Abdi
Dibudajin

ubooy ma daynaa dagaalada ma dhaafnaa
aayaheen ma danaynaa dariiqaa ma qaadna
dib u dajin ma doona
haduu ruux damaaciyo inuu dilo walaalkii
ama uu dan wariyo dibin daabyo uu bado
cafisbaa u dawa
dani run ha sheegtee waxa lagu dawoobaa
luqadaa danaystaa kuli wada dambawdee
inay tuugaan daa imkood

ubooy taa ka har dagaaladaad wadaan
dadkii waa abaareyseene dabiciinu xumaa
darajana male ruux dilaacsaday
dawarsiga caadaystoo shilimaadka daya
bal dayoo arag nin dugaarsaday
ubadkiisi dirsadoo dibadaha taga
aqolkooda diirsado dalxiisyada taga
raaxadooda dabaroo docba maalin qaba
idinkuna wwu iska duufsadaa
danbi buula u dhiga misna wuu dagaa
dana kama ay galin daryeel iyo nolol
horu markana wuu u diidaa deegaanadoo idil
ilayn doqon ma garato dhagatiisa daran
dawladii ka harteen wadankana dib rideen
garashadu waa dahabe dawladaada la jir
maamul daacadoo oo dantaada garan
daa im wuu ku siiyee durba soo xarood
dibjir waa wax xune dib dhac naga dhawr

ubo waa dawlal dulin uu helay naxariis daran
dadqal dadka uun dila ubo ugu dara

hal shufto hal xaboo ku dhufoo
hala waayin noo baaneey bagaa
leyuuu

codkii Falis Abdi