fariimahii qoraalkiyo
faaladii jacaylkeena
foolxumo maxaa baday
fahmi waayay aniguye
taladii fayoobayd
maxaa kala firdheeyay
caashaqan fogaadee
farxad iyo damaashad
aroos aan la filanayn
ma fiisaad ka jeceshay
duulimaad falaytkiyo
ma fiisaad ka jeceshay

midaan fiirsanaayee
faceed aan ka doortaay
ha iga fogaanin
falaadhihii jacaylkaa
feedhaha i gooyoo
sidan kaama filanayn
caashaqan fogaadee
farxad iyo damaashad
aroos aan la filanayn
ma fiisaad ka jeceshay
duulimaad falaytkiyo
ma fiisaad ka jeceshay

Exit mobile version