itaal adigoon lahayn markaan kaa dhigay amiir
dadkoon ku aqoon aduunka markaan ku baray
indhuhu ay kuu furmeen abaal rag inaan lahayn
miyaad i ilowday ani
abaayo kuma aqaan adigu tumaad ii ahayd
afkeed ii ileedahay ilowshahaagu dhawaa
anigu adkaystayee ha ii imaan anigaa adigaa
awalba eberbaad ahayd anaase ku aaminoo
africa ii aad ku iri aqalkaad ku aroostay iyo
alaabta anaa iska le baabuurka albaabka yaal
ogow anigaa ku qoran

Exit mobile version