waa cudur jacayloo waa mid ciil ku bada oo
culays wayn ku saaroo kaa rogin cabaartoo
kuu jabiya cadawgee
ragan caalamkan ku nool anoo kaa calmadayba
cara maran gabaahiib igu xoortay cidle
ma cadaaladbaa taas
cagta wadada saar waxba ha ii calaacalin
cadawgu yaanu kaa bixin ragu waa ku ceebe
anoo laan curdinahoo midabkaygu cawl yahay
xidigaha cirdiidka a ku caweeya deegaan
ayaad iiga carartee
hadaad maanta cabatood xaajadoo cakiran iyo
kugu noqotay criq i badayso ciirsi

Exit mobile version