dartaa uma ledo hurdada
intaa waan daydayaa
dushaasaan meerayaa
dadkii ila yaab huunooy
ana uma daren furee
naftani kay doontaybaan
had iyo jeer daalacdaa
allow dadgdag iigu beg
docdiisana aan gala
ubadna aan u daadahshaa

darkii caashaqaan I helay
ayuunbaan la duubnaho
dabuubtiisoon maqlaa
daway ii noqon lahayd
dabib buu I yahoo
waxaan daa,inkay baryaa
inaan wada dadab galnee
allow dadgdag iigu beg
docdiisana aan gala
ubadna aan u daadahshaa

Exit mobile version