Darmaantaan jeclaayeey bal aan
Kula dardaarmee
Dantu wada jir weeyee docdaada
Ha iga baylihin Ana tayda igu da

Dunidoo barwaaqa eey dHulka
Nabad ku sii joog
Caashaqana daadihi waligaa
Ha siidaynee

Daymada urooneey bal aan
Kula dardaarmee
Kuwa loogu daw galay labadi
Is doortee kala dila dadka
Is jecel
Ayaan la isku keen dirineey

Exit mobile version