VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Armuu idiida ‘ New version’ - Lyrics

midkii aan daymada ku diirsadey indhuhu ku doogsanaayeen dawadii qalbigaay 2x wadkoon dilin madayn karee an doontee armuu idiidaa i dayriyaayoon ku daalaa arman darxumo iyo dhib doontaayon dakarta dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaldageysey 2x midkii aan dartii u dibjiray midkii aan doon islaha dhawdhaf u meeye 2x u daayacay dantaydii iloobee armuu idiidaa idayriyaayon ku daala arman darxumo iyo dhib doontaayo dakartadabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabaal dageysey 2x
Queue is empty
-- / --