VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Armuu idiida ‘ New version’ mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Armuu idiida ‘ New version’

midkii aan daymada ku diirsadey
indhuhu ku doogsanaayeen
dawadii qalbigaay
2x
wadkoon dilin madayn karee
an doontee armuu idiidaa
i dayriyaayoon ku daalaa
arman darxumo iyo dhib
doontaayon dakarta
dabadeed noqdaa
doqontii cidlada ka dabaldageysey
2x
midkii aan dartii u dibjiray
midkii aan doon islaha
dhawdhaf u meeye
2x
u daayacay dantaydii
iloobee armuu idiidaa
idayriyaayon ku daala
arman darxumo iyo
dhib doontaayo dakartadabadeed noqdaa
doqontii cidlada ka dabaal dageysey
2x

codkii Farhia Fiska