Nafyahay Bil iyo labaan
Aya meel barwaaqiyo
Ballad weyn Ku geeyo
Ku yidhaa Dal soo Baro
Ku yidhaa Dal soo Baro
2x
Buurahaa dhaadheer
Dhaayuhu u bogoyaan
Bartamaha magaalada
Wabi Baal maraayoo
Beeruhu waraabsheen
2x
Dhulka quruxda badanee
Loo wada buseeliyo
Ballad weyn inaan dago
Booqoshiyo dalxiiskana
Bal soo joogo waa balan
Waa Balan bal soo joogo waa balan
2x
Waa Balad taariikh lahoo
Diwaanka Baal dahab
Hadraawi boqraayoo
Beer Lula Ka caashaqey
Beer Lula Ka caashaqey
2x
Geedaha Bartaa dheer
Bidhaantiyo uduga leh
Goobtii aleh Ku beeray
Waa idin bogaayoo
Salaan baaxad leh baan
Idiin idiin idiin Barinayaa
2x
Dhulka quruxda badanee
Loo wada buseeliyo
Ballad weyn inaan dago
Booqoshiyo dalxiiskana
Bal soo joogo waa balan
Waa Balan bal soo joogo waa balan
2x

Exit mobile version