Waan Barashadaadii
Waxa ahay buseeyoo
Weylaadkaaga oo qudha

Waan Barashadaadii
Waxa ahay buseeyoo
Weylaadkaaga oo qudha

Waanigaan baryaa
Cirka iyo indhah iyo
Halku dhagay basaasoo
Boholyoobey awgaa

Waanigaan baryaa
Cirka iyo indhah iyo
Halku dhagay basaasoo
Boholyoobey awgaa

Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Baaba,aaye isii macaan

Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Baaba,aaye isii macaan

Bali iyo nugaal iyoo
Bad dhexe kismaaiyo
Inaan adiga ceel kuu

Bali iyo nugaal iyoo
Bad dhexe kismaaiyo
Inaan adiga jigjiga

Kaa baanay waayoo
Boqorkii jacaylkoow
Dartaa baaba,aayoo
Muusan waayay goortaa

Kaa baanay waayoo
Boqorkii jacaylkoow
Dartaa baaba,aayoo
Muusan waayay goortaa

Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Baaba,aaye isii macaan

Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Been been ha moodine
Aniga bukoo dartaa
Baaba,aaye isii macaan
Isii macaan isii macaan

Exit mobile version