Anoo damacaba
Jacayl doodiisa
Baran Da'dayduna
Ay yartahoo guudka
laydabay markaas
X2

Ayuu dirirkii kalgacal
Dushayda ku hoorayoo
Intuu boholyow idagay
Naftuna kugu deexatee
X2

Qalbigaan kugu
Daahayoo wadnaha
Daris baad latahee
Daryeeloo ila dadaal
X2

Sidii wabiyada durdura
Durbaba caashaqaan
Idagay damaquna waa
Cishqiga halbowlaha
X2

Dabadeed dookh iyo
Kalgacal aan wada
Daroon doorinoo
Dambarkiisoon
Dhaniyo nimcada ku
Dabaalanee
X2

Qalbigaan kugu
Daahayoo wadnaha
Daris baad latahee
Daryeeloo ila dadaal
X2

Exit mobile version