waa dhamac jacal
nafta dhaawacoo
ani idhaawacoo
dhalan rogay jirkee
dhuuxiyo qalbiga
idhhex qaadayoo
wadnahay dhag lee
dhaayahaygii yoow
aduun waadhacdine
intaanan dhiman
aanan kala dhiman
dhana hayga tagin
waa dhibic jacal
igu soo dhacdoo
aney igu dhacdoo
a i dhalaalisee
sidaan kuugu dhacay
adna ii dhaqoo
a iigu hay dhabtoo

Exit mobile version