VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fanaanka – Kaban - Lyrics

asturnaantuu waa qurux isna qaawi waa ceeeb haku qaadan ruuxnaba qalbkiyo dharkiisiyo qaabka uu eegyee qalbigiyo wadnaha eegoo waa qaali barashaduye ishu waxay qabatana dadnimaa ka qara wayn waana qaali dhaqankuye diintaada qiimee ha qarinin jacaylkoo adigoo maryaba qadin ha u qaadin heesaha asturnaantuu waa qurux isna qaawi waa ceeeb haku qaadan ruuxnaba qalbkiyo dharkiisiyo qaabka uu eegyee qalbigiyo wadnaha eegoo waa qaali barashaduye ishu waxay qabatana dadnimaa ka qara wayn waana qaali dhaqankuye diintaada qiimee ha qarinin jacaylkoo adigoo maryaba qadin ha u qaadin heesaha
Queue is empty
-- / --