VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Fanaanka – Kaban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Fanaanka – Kaban

asturnaantuu waa qurux
isna qaawi waa ceeeb
haku qaadan ruuxnaba
qalbkiyo dharkiisiyo
qaabka uu eegyee
qalbigiyo wadnaha eegoo
waa qaali barashaduye
ishu waxay qabatana
dadnimaa ka qara wayn
waana qaali dhaqankuye
diintaada qiimee
ha qarinin jacaylkoo
adigoo maryaba qadin
ha u qaadin heesaha

asturnaantuu waa qurux
isna qaawi waa ceeeb
haku qaadan ruuxnaba
qalbkiyo dharkiisiyo
qaabka uu eegyee
qalbigiyo wadnaha eegoo
waa qaali barashaduye
ishu waxay qabatana
dadnimaa ka qara wayn
waana qaali dhaqankuye
diintaada qiimee
ha qarinin jacaylkoo
adigoo maryaba qadin
ha u qaadin heesaha

codkii Farhia Fiska