Dheeha quruxay
Dahab dhalaalaay
Dhamees dumaray
Dhalasho wacanay
X2
Dhamees jiirkiyo hoy
Lafta dhabarkow
Dhuuxiyo lafaha dha–
Maan waax yahow
X2
Dhigeed hablaha
Ba taan ku dhololaay
X2
Dhaayaha aragiyo
Dhaya ruuxdow x2
Dhaya ruux haa haa
Haa x2
Kuu dhiibay naftoo
Ku dhowrtay x2
Kugu dhaatay mac–
Aanow Kugu dhaatay
X2
Mar haduu dhab yahay
Ooy dhalan teed kugu
Haa haa x2
Dheeliga udiid cashaqa
Dhamaan x2
Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2
Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2
Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2