1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
CadCeeda iyo Xidigihiyo
Cimilada Aduunyada —– X 2
Cirka aarka joogiyo
Halka Ceynku Kaga Yaal
Adigoon Ku Caan Noqon
Carra Edegta Hadalkee
Ama Caamil Kala Harin ——X 2
Isagaa Cumaamadan
Culuun Kaa Gu’ Weynoo — X 2
Cayayaanka duulee
Cidi Aanay arag iyo —- X 3
Ciirsi Ruuxa kuu xiga
Haku Noqon Haku Noqonin
Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii —- X 2
Caqlig iyo Wax garashiyo
Ceynaano Nabadeed —– X 2
Xaajada Cakirantiyo
Golo lagu Cadeyn Karo
Codkarkiisa Weyniyoo
Garta Caadilkeey Noqon
Ama Caawin Karin Nolol —– X 2
Ha U Caroonin Waqtiga Iyo
Calaf Waxaad Ku Weydoo —– X 2
Caya Yaanka Duulee
Cidi Aaney Aragiyo —- X 2
Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga
Haku Noqon Haku Noqonin
Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii —– X 2
QEYBTA 3 AAD
Cilmi Iyo Wax Barashiyo
Caruurnimo Wax Kaa Lumay —- X 2
Adoon Cashirka Diintiyo
Cabsidii Illaah Wadan
Ama Caalim Weyn Noqon
Ha U Oran Cariifiga
Caggo Midaad Ku Galeysiyo —- X 2
Ha Cadaadin Ruuxaan
Kaa Gayin Colaadoo —– X 2
Cayayaanka Duulee
Cidi aanay aragiyo
Ciirsi Ruuxa Kuu Xiga
HaKu Noqon HaKu Noqonin
Cadawgii Cirib Tiray Wallaalkii
BY ==> AMUUNA ABDULLAHI
codkii Farhia Fiska