VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo Ft Abdiqaaliq - Lyrics

habeenimo goor saq dhexe mar uu dhacay haatufkii halowdii aanku idhi kalgacaylbaa igu habsadey hamada beeniyo cishqigu hamuun bay iila hadlaan humaagaagaan arkaa codkaagaa laygu habay hirdoogliyo kaymo ladan anoo hamigii ku wada sideebaan uga hadhaa uyhaybshaa lama degaan horaa loo yidhi hablaha kumbaa haasaawaaiyo waxay kala haadisaba midbay hoyga ugashaa runtii waa lay hantiyey hubaal waa lay;la tagay warkii kuuman hambayn adiyo waa hibashadaa hubsoo hawlaha cabdoo dharaarbo nin bay helaan ilaahay kuu hibee hablaha tii kugu haboon hubsiis cishqibaa ihoday hadhkaa meeraybaa idilay naftaydaa kaa heshoo qalbigu ku hilmaami waa jaceylkaygii hufnaa haboonaa iiwacnaa wanaagii aa hirdiyeyi hagoogtii yaa ka rogay hirdoogliyo kaymo ladan anoo hamigii kuwada sideebaan uga hadhaa uhaybshaa lama degaan hantiila alle igu dqaray hooyiyo aabaa ogaa hawada saraa layla maray marwaan ahaa reer uweyn haween way badan yihii hareertaaday socdaa hanaan iyo qurux leeehee miduun ka hanoo uhees hubsoo hawlahaa aadan dharaarba nin bay helaay ilaahay kugu hibee hablaha tii kugu haboon
Queue is empty
-- / --