VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hibo Ft Abdiqaaliq mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Hibo Ft Abdiqaaliq

habeenimo goor saq dhexe
mar uu dhacay haatufkii
halowdii aanku idhi
kalgacaylbaa igu habsadey
hamada beeniyo cishqigu
hamuun bay iila hadlaan
humaagaagaan arkaa
codkaagaa laygu habay
hirdoogliyo kaymo ladan
anoo hamigii ku wada
sideebaan uga hadhaa
uyhaybshaa lama degaan
horaa loo yidhi hablaha
kumbaa haasaawaaiyo
waxay kala haadisaba
midbay hoyga ugashaa
runtii waa lay hantiyey
hubaal waa lay;la tagay
warkii kuuman hambayn
adiyo waa hibashadaa
hubsoo hawlaha cabdoo
dharaarbo nin bay helaan
ilaahay kuu hibee
hablaha tii kugu haboon
hubsiis cishqibaa ihoday
hadhkaa meeraybaa idilay
naftaydaa kaa heshoo
qalbigu ku hilmaami waa
jaceylkaygii hufnaa
haboonaa iiwacnaa
wanaagii aa hirdiyeyi
hagoogtii yaa ka rogay
hirdoogliyo kaymo ladan
anoo hamigii kuwada
sideebaan uga hadhaa
uhaybshaa lama degaan
hantiila alle igu dqaray
hooyiyo aabaa ogaa
hawada saraa layla maray
marwaan ahaa reer uweyn
haween way badan yihii
hareertaaday socdaa
hanaan iyo qurux leeehee
miduun ka hanoo uhees
hubsoo hawlahaa aadan
dharaarba nin bay helaay
ilaahay kugu hibee
hablaha tii kugu haboon

codkii Farhia Fiska