waxaan eeday anigaa allaylehe amaaley
hadaan ooyo yeelkay
ilmadaydan qubatayee goormad iman ishaydiyo
indhihiyo bu dooda eey
uurkii ku soo diray caashaqa ilow dhe
ha eedaynin ruux kale ikhtiyaarka noloshiyo
arintaadan gaarka ah aadmi gacanta ha ugalin
ma soo celiyo eersigu wax horood ilduuftoo
aamusnaantu waa hiil
lama baadho iintiyo axda nabarka kugu yaal
jugta arami kugu maqan
asturaan ku odhan laa axad adigu kaligaa

Exit mobile version