ma ogtahay indhaha
aragooda iyo
inaa tahay iftiin
ani ii baxoo
la,aantaa adiga
waxba aanan arag
aarsigeenu wa a
ilaalada jacayl
qoraxdeenu waa
aroos iyo bilkhayr

anoo ila biyaa
aayihii ag maraa
xareedana arkaa
oon iyo haraad
la itaal gaboo
la,aantaa adiga
hooy adiga
waxba aanan cunin
aarsigeenu waa
ilaalada jacayl
qoraxdeenu waa
aroos iyo bilkhayr

Exit mobile version