Umaydeey aabaheey
Adigaan kaa aaminee
Axdigaan ma iloobinee
I arbaaxin ha ooyinee
2x
Inteed aaday agaarkan
Adaan kuu imidee
Amaanaan heli waayee
Adaan kuu imidee
3x
Duulaan duli kuu wadaa
Darafeeda ku duubanee
Degdegii ku jiroo dumo
Hana daayinee soo degdeg
2x
Inteed aaday agaarkan
Adaan kuu imidee
Amaanaan heli waayee
Adaan kuu imidee
3x

Exit mobile version