VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaaw remix - Lyrics

Horta maxaa jacayloow dadka u jaanjaamisaa Jidhidhico xanuunbadan Jidhkooda ugu beertaa Jidiinka uga goysaa Danta uga jikaartaa Markay kuu jilcaane Joog iyo jiifba ka quustaan Adigoon ujixin jixin. Uga jeesataayoo jaw jaw u tidhaah. Horta Maxaad jacayloow aadmiga. Jalaafiyo Jilib ugu gudubtaa jeenyaha u laabta suuldaar uhu jiidaa jirbjirka ugu tuurtaa Dakhar ugu jeexdaa Wadne jeelku. Raagoo Tabarjiga kuu rabay Jihada uga lumisaa Jarkauga riixdaayo jaw jaw uGu tidhaahdaa
Queue is empty
-- / --