VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaaw remix mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Jaaw remix

Horta maxaa jacayloow
dadka u jaanjaamisaa
Jidhidhico xanuunbadan
Jidhkooda ugu beertaa
Jidiinka uga goysaa
Danta uga jikaartaa
Markay kuu jilcaane
Joog iyo jiifba ka quustaan
Adigoon ujixin jixin.
Uga jeesataayoo
jaw jaw u tidhaah.

Horta Maxaad jacayloow
aadmiga. Jalaafiyo
Jilib ugu gudubtaa
jeenyaha u laabta
suuldaar uhu jiidaa
jirbjirka ugu tuurtaa
Dakhar ugu jeexdaa
Wadne jeelku. Raagoo
Tabarjiga kuu rabay
Jihada uga lumisaa
Jarkauga riixdaayo
jaw jaw uGu tidhaahdaa

codkii Farhia Fiska