jaleecadaan ku fiirsadaad i jiidatoo waanigan jacayl galay
anigu
joharad la mood yoow qalbigaad ku jirtaa badiye
jamaal badanoow ila dheel jacaylkan ila dheel
kama joogi kara
soo jeedkaaga aan ka heloo inaan kula joogaan
aan jeclaaday anigu
jaliilkaale labadi isla jiree jid wada qaataan nahaye

Exit mobile version