Laabqaadka jacayl
Lurkiisa badanee

Lilaahiyoo
Laabtay ku yaalee
isagay ilureeyee

Maladoo habeenkii
Laqi waayay ?
Lamaloole aa tahee
Waa leersan waayay

Exit mobile version