Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Aragtida kulmeenbaa
Hoboow caashaq waa i galayee
Hoboow caashaq waa i galayee

Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Aragtida kulmeenbaa
Hoboow caashaq waa i galayee
Hoboow caashaq waa i galayee

Jacaylbaa i amrilayee
Hadii aan ogaan lahaa
Qololkiisa caashaqa
Kama aamuseenee
Waxa aan ku oran lahaa

Jacaylbaa i amrilayee
Hadii aan ogaan lahaa
Qololkiisa caashaqa
Kama aamuseenee
Waxa aan ku oran lahaa

I love you i love you
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa

I love you i love you
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa

Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Aragtida kulmeenbaa
Hoboow caashaq waa i galayee
Hoboow caashaq waa i galayee

Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Ayaantaynu kulanee
Indhahaagu indhahayga
Aragtida kulmeenbaa
Hoboow caashaq waa i galayee
Hoboow caashaq waa i galayee

Jacaylbaa i amrilayee
Hadii aan ogaan lahaa
Qololkiisa caashaqa
Kama aamuseenee
Waxa aan ku oran lahaa

Jacaylbaa i amrilayee
Hadii aan ogaan lahaa
Qololkiisa caashaqa
Kama aamuseenee
Waxa aan ku oran lahaa

I love you i love you
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa

I love you i love you
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa
Love you baan ku oran lahaa
Laabtaydaan ku galin lahaa

Exit mobile version