kooobay kawdii baan la joogaaye
labada laabta may isku haynaaye
sadexda suuqa ma isla aadnaaye
afarta afka ma isa saarnaayee
shanta sheekhaa ma isla aadnaaye
lixdana laamigaan maraynaayee
todobada tunka ma isku qadnaaye
sideeda Samir baan ku leeyahee
sagaalkii saacadii baa la joogaye
tobonka taa miyyaarantaye

kan u jiidh go,ayoow
waa jacaylkaagee
alla janoow waa jacaylkaage

kooobay kawdii baan la joogaaye
labada laabta may isku haynaaye
sadexda suuqa ma isla aadnaaye
afarta afka ma isa saarnaayee
shanta sheekhaa ma isla aadnaaye
lixdana laamigaan maraynaayee
todobada tunka ma isku qadnaaye
sideeda Samir baan ku leeyahee
sagaalkii saacadii baa la joogaye
tobonka taa miyyaarantaye

kan u jiidh go,ayoow
waa jacaylkaagee
alla janoow waa jacaylkaage

Exit mobile version