hadaan anigu jamalaa
raaxada aduunka
raga xulashadiisa
ruuxdayda siiyo

niyada midaysiyo
duubaqay maybu caashaqa
riyo kula dheelo
inanyahow ku raadshe

raaxan odgoonow
aynu reer yagleelne
rabi mahad u celine
ana soo rog caashaqa
caashaqa bal soo rog

Exit mobile version