qalbi dalbada dabugtaada
dhaaya doona daymadaada
wadana dagtaan malaka dhow
od ku deeqdo on ka dalin donistada

jirid dubaaxshaha oo daneeya
inaad dabiibto dakhar ku yaala
laabta dooxa arin dirayso
farxad ku doojii

waan ku dagayoo dugashadaada
adaa dugsiiya dhaxanta dayra
waan ducaystoo dadab galkeena
waxa u diyaara dunida maanta
dadka ku noole maqal durbaanka

da da ruuxda kaga dooran
een durkaynin daa im abidana
darajo caashaq doob usoo xiir
oo ha dayrin
ha dakeysee daadax so dheh

dookh ku raacay dareen hagaaya
maan ku doortay oo dayoowga
kaa daryeela dabaqyo saaro
ha u darnaanin ha u darnaanin

Exit mobile version