wadnahayga inankii
kalgacyl ku waabay
igu waraabshay caashaqa
wakhtigan is barana
nala kala wareegshe
waayuhu dhib badana

hadii aan waraqaha
ugu dhiibo waryaha
kuna qoro wargeysyada
warka ma iga gaadhsiin

dheera wadaduye
wadankuna fogaaye
walbaharku kulula
wadka lama huraaye
allahayow adeecada
adaan kaa wakiishe

hadii aan waraqaha
ugu dhiibo waryaha
kuna qoro wargeysyada
warka ma iga gaadhsiin

Exit mobile version