Waar qofuu gari helay jacaylbaan
Bogiyo halistiyo wadnaha bidix
Bartuu dagay beerka ay tahay
2x
Kuu baahyaye muu bariinsadayee
Basaastiyo boonka nabarada eey
Kuu baahyaye muu bariinsadayee
Basaastiyo boonka nabarada eey

Odxuu guurkaa ka biin kara
Bariindintu waa bishaaree
Bidhaataa quraabin uga dhigan
Bariindintu waa bishaaree
Bidhaataa quraabin uga dhigan

Badbaadi naftan baxaysoo
Nafsiga baritana u beer falo
Badbaadi naftan baxaysoo
Nafsiga baritana u beer falo
Badbaadi hoy badbaadi
2x
Ruuxii beerashada u beer nugul
Jacayl birayana bogsiin lahaa
Barad li'i aan hurdada bogan
2x
Bukaankiyo baaniduu qaba eey
Basaastiyo boonka nabarada eey
Bukaankiyo baaniduu qaba eey
Basaastiyo boonka nabarada eey

Odxuu guurkaa ka biin kara
Bariindintu waa bishaaree
Bidhaataa quraabin uga dhigan
Bariindintu waa bishaaree
Bidhaataa quraabin uga dhigan

Badbaadi naftan baxaysoo
Nafsiga baritana u beer falo
Badbaadi naftan baxaysoo
Nafsiga baritana u beer falo
Badbaadi hoy badbaadi
2x

Exit mobile version