Intaa dunida nooshahay
Daluunka iyo iilkii
Hadii lagugu duugana
Dacalkaan ku haystaa
2x
Dana waan is modoo
Daday adiga oo nool
Dana waan is moodoo
Daday adiga oo nool
Cid kale lama dagaayee
2x
Dadnimada aqoonsoo
Jacaylkaan la diidayn
Dadnimada aqoonsoo
Jacaylkaan la diidayn
Waa intuu ku daaree
Ma ii diir naxaysaa
2x
Inanyahoow dushaadaa
La iigu daadshay malaboo
Horaan kuugu daaloo
Kuma dayn karaayee
2x
Dana waan is moodoo
Inaan kugu dul meeraan
Dana waan is moodoo
Inaan kugu dul meeraan
Ku dibi jiray agtaadee
2x
Dadnimada aqoonsoo
Jacaylkaan la diidayn
Dadnimada aqoonsoo
Jacaylkaan la diidayn
Waa intuu ku daaree
Ma ii diir naxaysaa
2x

Exit mobile version