Dhool soo hilaacoo
Nafta dhayga galiyaa
Dheegow tahoo afku
Kugu dhawaaqee
X2

Wiil dhiirano dhamow
Ladhaco ayad tahayo
Dhana kuuma dhaafi
Karee dhinacaaga
Iga eegeey X2

Caashaqeenu waa
Dhag dhag xariir
Keenu waa dhag
Dhag arimuhu waa
Dhag dhag xidid
Keenu waa dhag
Dhag naceeb kuna
Waa dhown dhown
X2

Dhaayaha uroonow
Qalbigaad ku dhigan
Tahoo dhan kastoo
Aan eegaba ruuxaan
Kuu dhigaan jirin
X2

Sidaad iigu dheer
Tahay baan kuu soo
Dhawaystaayoo
Dhiigaad ku milan
Tahayoo dhabtii
Wan ku jecelahaye
Wadnahaad u dhaa-
Dhacdayoo dhabtii
Waan ku jecelahaye
X2

Caashaqeenu waa
Dhag dhag xariir
Keenu waa dhag
Dhag arimuhu waa
Dhag dhag xidid
Keenu waa dhag
Dhag naceeb kuna
Waa dhown dhown
X2

Exit mobile version