farsamo waa faro ku haynee
dadkaba ficilbaa u dhaxeeye
inagu is faduulin mayno

fariiin isku keeni mayno
horaan isku fahansanayne
kalgcaylkeeni fogaade
haydaynu ku faro adaygnay
farxadi waa ino hadhoowe
jacaylka fudaydin maynee
halkaaga ka foojignow

ilkaha foolka u mudan
dhagtuna hadalada u furan
haanti soofohola ma mooga

ficilku iga guuri maayo
adaan kugu faanayaaye
kalgcaylkeeni fogaadey
hadaynu ku fara adaygnay
farxadi waa inoo hadhowee
jacaylka fudaydi maynee
halkaaga ka foojignow

Exit mobile version