VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Intro wayrax mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Fartuun Birimo
Intro wayrax

Bishaaro bishaaro
Waxa la idinku bushaaraynayaa albumka cusub ee wayrax. albumka cusub ee wayrax waxa soo saartay fanaanada codka halaasigaa leh fanaanadii la holin waayay fanaanada codka yunika ah leh waa Fartuun Axmed Sahal Firginle (Fartuun birimo).
Oo maxaad la weyraxday Fartuun ayaa inoo sheegaysa
Sida la iigu weynyahay
Jacayl igu weyraxay
Wadnahayga inankii
Waayahan dhex jiifsaday
Wiil aan kugu doorsado
Kaba waayay dunide
Ha ka bixin wacadkii
Farxad aan ku waarnee

Waa ereyada ku jira albumka weyrax .
Albumka weyrax ayaa isu tagay abwaano culusoo ay ka mid yihiin
Maxamuud C/laahi Ciise ( Sangub )
Maxamed jaamac ( Ilka case )
Diini C/Qaadir shiini ( Diini Yare )
Salaad Cabdi Aadam ( Salaad Dheere )
C/Qaaadir Xuseen Xaashi ( Gurbiye )
Laxanka waxa saaray
Cali Shaacir
Axmed Xasan Dige
Muxumed Cali Cigaal &
Diini Yare

Albumka cusub ee weyrax musica aad ku weyrixi doontaan waxa tumaya fanaankii musiciankii Maxamed Axmed Xaashi ( Caynba cayn ) oo ku nool nairobi hadaba albumka cusub ee wayrax oo ay ku jiraan heeso aad, aad uga heli doontaan ayaa waxa soo saaray studiaha Birimo Studio oo ku yaala magaalada toronto waa anigoo Xasan C/laahi Cumar ( Kalabteeb ) oo idin leh albumka cusub ee wayrax aan ku wada weyraxno .

codkii Fartuun Birimo