Waan kuu murugooday
Muraan ku dhacee
Mudaan magacaaga
U meer meeree
2x
Mataankaygiyow makaa maarmiye
Mataankaygiyow makaa maarmiye
Ku maagay maankayga
Makaa maarmiyee Markoow imaaw
Ku maagay maankayga
Makaa maarmiyee Markoow imaaw

Hada aan bilawnee bilawnee
Hada aan bilawnee bilawnee
Filinka igee isoo shukayso
Filinka igee isoo shukayso
Shalay maxaan wataako
Anoo xaragoohaa bari ma igu tiri
Maku maku maku daminoo
Maku taabtaa dhunkaa
Aan dhiisho galiyaa
No mala taabto mana gardaraysto
No mala taabto mana gardaraysto

Adaa malabkii Miir dhuu iiga macaan
Adaa maal aduunyo iiga muuna roon
Adaa malabkii Miir dhuu iiga macaan
Adaa maal aduunyo iiga muuna roon

Mataankaygiyow makaa maarmiye
Mataankaygiyow makaa maarmiye
Ku maagay maankayga
Makaa maarmiyee Markoow imaaw
Ku maagay maankayga
Makaa maarmiyee Markoow imaaw

Exit mobile version