Inkastoo Nafteydu
Unuglaatay caashaqa
Naafowday aawgaa

Nabar hoose
aan qabay
niyadeydi kaa tiray

Maxaad iigu soo noqonee
ama aad iigu naaloonee
ama aad iigu naalooneee
nuxur kaaga iga goooy

Nabsidigii ku helay baa
igu kaa nabaayoo
jaceyl lagu nagaadiyoo

Horaad nabad ugoysayee
maantana hanaawilin

Maxaad iigu soo noqonee
ama aad iigu naaloonee
ama aad iigu naalooneee
nuxur kaaga iga goooy

Anoo noole kuu jecel
hadaad raacday naag kale
nafta aad wadaagteen

Waad naruuro beysheee
aan is nabad galineee

Maxaad iigu soo noqonee
ama aad iigu naaloonee
ama aad iigu naalooneee
nuxur kaaga iga goooy

Exit mobile version