Salalayee naftaydii
Sahwiyoo dhawaaqoo
Kaa seexan waayoo
Samir igu yaraayee
2x
Adiguna sugaaloow
Ha i saluugin anigee
Ha i saluu ha i saluugin anigee
2x
Kala samadaye qaataa
Sidaan sugayey ee
Sidaan sugayey ee
2x
Goormaa sabarka igu qaban
Ii salaaxin gaadada
Goormaa sabarka igu qaban
Ii salaaxin gaadada
Sidan sidan sidan sidan
Sidaan rabana kaa helinee
2x
Safar weeye noloshuye
Kaamana samraayee
Sanadkan is baraniyo
Weli waan ku sugayaa
2x
Adiguna sugaaloow
Ha i sahashan anigee
Ha i sahashan ha i sahashan
Ha i sahashan anigee
2x
Kaalay saadan ii qaad
Saygaan jeclaayoow
Saygaan jeclaayoow
2x
Goormaa sabarka igu qaban
Ii salaaxin gaadada
Goormaa sabarka igu qaban
Ii salaaxin gaadada
Sidan sidan sidan sidan
Sidaan rabana kaa helinee
2x

Exit mobile version