samir iyo sasabaad waan daaloo
sida siliciyo saxariir weeyee
sidaad doonto iska suubsoo
suurad badanoow waan sii soccdee

sanayaal badanbaan ku sugayoo
raga dartaa uga soomay
adiguna sadex iyo san taagiyo
sun naloo qasaad igu suurtay

sirtii caashaqaad garan waaydoo
samir lahaw waan sii socday
sida sida sida sida sida sida
sidaad mooday ma ahi
sadex iyo sixiroolebaa na suuxshoo

mid anila siman somaal kama dhalan
taladaan suurnaan sala siibtoo
sarbeeb sokeeye sahalsade ogow
qalbigaan ku siiyaad sii daysoo
sabanada dunidaa soo laabtee

Exit mobile version